Garoowe, June 3, 2024: Guddiga Arrimaha Degaanka iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa warbixin kadhagaystay Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed.
Garoowe, June 3, 2024: Guddiga Arrimaha Degaanka iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Dawladda…