Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntand ayaa agab isugu jira Matooro, Camera ceelasha (Borehole Camera),Cable, Pump iyo gaari kala wareegtay Hay’adda Islamic Relief.
Waxaana agabkaas ka gudoomay Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Mohamed Abdulqadir Mohamed waxanu uu uga Mahad celiyay Hay’adda Islamic Relief agabkan ay soogaar siiyeen wakaaladda.















