Introduction Puntland Groundwater Monthly Bulletin, produced by PWDA This project was focused on monitoring underground water sources and tracking borehole water levels to enable timely decision-making for improved water... Garoowe: 9-JUN-2024 Maareeyaha Guud ee wakaaladda Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqaadir ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay wufuud ka socotay King Salmaan charity iyo Hay’adda NRC. Madaxda ka socota King Salmaan charity iyo... Ceelkan oo ay wakaaladdu u samaysay qalabayn si bulshada deegaanka iyo reer guuraagu uga faa’ideystaan waxaana laga badalay Matoor, Pump, Tuuboyin iyo Cable. Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland waxa ay dadaal... Madaxda ka socota hay’adda NCA ayaa xarunta dhexe ee wakaladda waxay kulan is xog waraysi ah kuwada qaateen madaxda Wakaladda, kulanka oo uu shir-gudoomiyey Mareeyaha Guud ee Wakaladda ayaa lagu... Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland aya dayactir ku samaysay ceelka biyaha Deegaanka Xasbahalle ee Gobolka Nugaal. Ceelkan oo ay wakaaladdu u samaysay qalabayn si bulshada deegaanka iyo reer guuraagu uga faa’ideystaan... Madaxda ka socota hay’adda NRC ayaa xarunta dhexe ee wakaladda waxay kulan is xog waraysi ah kuwada qaateen madaxda Wakaladda, kulanka oo uu shir-gudoomiyey Mareeyaha Guud ee Wakaladda ayaa lagu...






The works we do are guided by a mandate, best practice principle, and puntland state government regulations and laws
We uphold high ethical standards in executing all our duties and responsibility
We uphold the law of transparency an openness for audit and reviews
Responsible for every decision and action made that influences our performance
For sustainable solutions we engage all stakeholders in decision making
Since we serve the community we always consider their input and suggestions for the betterment of the services we offer.
Its the first time that we are seeing a segnificat move towards responding to the nature and man-made crises on the water sector.
The skilled technical team of PWDA really does an excellent work both in field work routines and at offices to shows their competency
We see the current leadership of the PWDA as an experienced proactive stockholder in puntland water sector priorities and activities










Near Barxadda Garowe-Puntland
(+252) 90779-6503
info@pwda.pl.so