Tababar socday muddo labo bari ah yaa ugusoo gaba gaboobay Magalada Qardho Lix Deegaan oo kawada tirsan Gobalada Karkaar iyo Sanaag

Tababar socday muddo laba bari ah ayaa ugusoo gaba gaboobay  Magaalada Qardho lix Deegaaan oo kawada tirsan Gobolada Karkaar Iyo Sanaag

Waxaana tababarkaas iska kaaashanayay Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland  iyo  Hay’adda Care  tababarkaas oo ahaa mid kor loogu qaadayay tayada aqooneed ee Gudiyada Maamula Biyaha.

intuu tababarku socday waxaqaateen Gudiyada biyuhu cashar ku saabsan sidii ay u xanaanayn lahaa Ceelka iyo siidii biyaha loogu qaybinlaha Deegaan.

Sawiro