Maareeyaha guud ee wakaaladda ayaa furay Tababar ku saabsan ilaalinta ceelasha xilliga qodaalka ayaa loo qabtay injineerada Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntlnad

  • Post category:Tababaro

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa furay tababar laba bari soconaya tababarkaas oo ahaa tababarka ilaalinta  ceelasha xilliga qodaalka, si  kor loogu qaado tayada wax barasho ee injineerada wakaaladda horumarinta biyaha puntland.

tababarkaas ayaa  looqabatay injineerada wakaaladda iyo injieneero ka socday wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha Puntland, kaaso ka koobnaa.

  1. Si loo ilaaliyo tayada ceelasha la qadooya
  2. In la raaco habraaca ay wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland u dajisay  ceelasha laqodaayo
  3. Soo gudbinta xogta ceelasha hadba heerka u marayo ceelasha laqodayo

 

Sawirada tababarka