Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Puntland Mr. Maxamed cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiska Wakaaladda ee Xarunta dhexe ku qaabilay masuuliyiin ka socday hey’adda NCA.

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Puntland Mr. Maxamed cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiska Wakaaladda ee Xarunta…

Continue ReadingMaareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Puntland Mr. Maxamed cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiska Wakaaladda ee Xarunta dhexe ku qaabilay masuuliyiin ka socday hey’adda NCA.

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa tababar muddo sadex bari ah u furtay ceel hayayaasha Deegaanadda Kulule, Ceeldhidar, Dhuur iyo Kubbo ee Gobolka Karkaar

Waxaa manta lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ee Garoowe tababar soconayay…

Continue ReadingWakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa tababar muddo sadex bari ah u furtay ceel hayayaasha Deegaanadda Kulule, Ceeldhidar, Dhuur iyo Kubbo ee Gobolka Karkaar

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari u furtay ceel hayayaasha Deeganada Kuwayt, Beerdhagax tuur, Riig oomane,Tuula dhamuuke, ceel gerdi, Kalabayr, Roox iyo Laandheere

  Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari ah…

Continue ReadingWakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari u furtay ceel hayayaasha Deeganada Kuwayt, Beerdhagax tuur, Riig oomane,Tuula dhamuuke, ceel gerdi, Kalabayr, Roox iyo Laandheere

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ayaa si wadajir ah hoolka wakaaladda ugu daahfuray tababar ay soo qaban qaabisay Hay’adda Unicef iyo wasaaradda tamarta, macdanta iyo biyaha.

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo…

Continue ReadingMaareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ayaa si wadajir ah hoolka wakaaladda ugu daahfuray tababar ay soo qaban qaabisay Hay’adda Unicef iyo wasaaradda tamarta, macdanta iyo biyaha.

Waxaa lagu qabtay xafiiska Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ee Garoowe Shirka dib u eegista habraacyadda (water Sources Guidelines) biyaha Puntland.

Waxaa lagu qabtay xafiiska Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ee Garoowe Shirka dib u eegista habraacyadda…

Continue ReadingWaxaa lagu qabtay xafiiska Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ee Garoowe Shirka dib u eegista habraacyadda (water Sources Guidelines) biyaha Puntland.