Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari ah uga socanayay hoolka shirarka Wakaaladda ee Garowe ugu soogaba gabeeysay Gudiyada ceelasha biyaha Tuulooyinka Kuwayt, Beerdhagax tuur, Riig oomane,Tuula dhamuuke, ceel gerdi, Kalabayr, Roox iyo Laandheere oo dhamantood katirsan Gobolka Mudug.
Intuu tababarku socday waxay qaateen casharo ay kamid ahaayeen sidii loo dhaqalayn laha ceelk iyo qaabka loo ciladsaaro matoorada iyo soolarada ceelasha saran.






