Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ayaa si wadajir ah hoolka wakaaladda ugu daahfuray tababar ay soo qaban qaabisay Hay’adda Unicef iyo wasaaradda tamarta, macdanta iyo biyaha.

  • Post category:Tababaro

Tababarkaas oo ahaa kor u qaadida tayada aqooneed ee shaqaalaha wakaaladda horumarinta biyaha Puntland iyo kuwa wasaaradda

Sawiro