Guddiga hawlaha Guud, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ayaa kormeer Shaqo ku tegay Wakaalada Horumarinta Biyaha Puntland

Guddiga hawlaha Guud, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ayaa kormeer Shaqo ku tegay Wakaalada Horumarinta Biyaha Puntland halkaas oo uu kusoo dhaweeyey Maareeyaha Guud ee WHB…

Continue Reading Guddiga hawlaha Guud, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ayaa kormeer Shaqo ku tegay Wakaalada Horumarinta Biyaha Puntland

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Hey’adda NCA ayaa biyo dhaamin ka sameeyey qaybo ka mid ah Gobolka Nugaal gaar ahaan tuulooyin hoos yimaada Dedmooyinka Eyl, Dangorayo iyo Garowe ee Gobolka Nugaal

  Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Hey'adda NCA ayaa biyo dhaamin ka sameeyey qaybo ka mid ah Gobolka Nugaal gaar ahaan tuulooyin hoos yimaada Dedmooyinka Eyl, Dangorayo iyo Garowe ee…

Continue Reading Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Hey’adda NCA ayaa biyo dhaamin ka sameeyey qaybo ka mid ah Gobolka Nugaal gaar ahaan tuulooyin hoos yimaada Dedmooyinka Eyl, Dangorayo iyo Garowe ee Gobolka Nugaal

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Puntland Mr. Maxamed cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiska Wakaaladda ee Xarunta dhexe ku qaabilay masuuliyiin ka socday hey’adda NCA.

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Puntland Mr. Maxamed cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiska Wakaaladda ee Xarunta dhexe ku qaabilay masuuliyiin ka socday hey’adda NCA. Maareeyaha ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta hey’adda NCA…

Continue Reading Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Puntland Mr. Maxamed cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiska Wakaaladda ee Xarunta dhexe ku qaabilay masuuliyiin ka socday hey’adda NCA.

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa tababar muddo sadex bari ah u furtay ceel hayayaasha Deegaanadda Kulule, Ceeldhidar, Dhuur iyo Kubbo ee Gobolka Karkaar

Waxaa manta lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ee Garoowe tababar soconayay muddo saddex bari ah kaasoo loo qabtay guddiyadda maamula biyaha ee Deegaanadda Kulule, Ceeldhidar, Dhuur…

Continue Reading Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa tababar muddo sadex bari ah u furtay ceel hayayaasha Deegaanadda Kulule, Ceeldhidar, Dhuur iyo Kubbo ee Gobolka Karkaar

Dayactir lagu samameeyay ceelka koowaad ee madaxtooyada Puntland ee Degmada Garowe

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo ka duulaysa Hindisaheeda Horumarinta Ilaha Biyaha Puntland iyo sida ay dhamaan shacabka Puntland ay u helilahaayeen biyo nadiif ah taya ahaana u sareeya ayey wakaaladdu…

Continue Reading Dayactir lagu samameeyay ceelka koowaad ee madaxtooyada Puntland ee Degmada Garowe

1, March, 2021: Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawladda Puntland mudane Axmed Maxamed Yuusuf ( Taaran ) ayaa maanta daah furay Siyaasadda Maaraynta Khayraadka Biyaha Dawladda Puntland.

Garoowe: 1, March, 2021: Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawladda Puntland mudane Axmed Maxamed Yuusuf ( Taaran ) ayaa maanta daah furay Siyaasadda Maaraynta Khayraadka Biyaha Dawladda Puntland. Daahfurka…

Continue Reading 1, March, 2021: Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawladda Puntland mudane Axmed Maxamed Yuusuf ( Taaran ) ayaa maanta daah furay Siyaasadda Maaraynta Khayraadka Biyaha Dawladda Puntland.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tmarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland ayaa dhagaxdhigay ceel biyood cusub oo ay yeelanayso Tuulada Xamure ee Degmada Balidhidin Gobolka Bari.

  Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tmarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland ayaa dhagaxdhigay ceel biyood cusub oo ay yeelanayso Tuulada Xamure ee Degmada Balidhidin Gobolka Bari. Waxa ayna uga mahad celiyeen…

Continue Reading Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tmarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland ayaa dhagaxdhigay ceel biyood cusub oo ay yeelanayso Tuulada Xamure ee Degmada Balidhidin Gobolka Bari.

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari u furtay ceel hayayaasha Deeganada Kuwayt, Beerdhagax tuur, Riig oomane,Tuula dhamuuke, ceel gerdi, Kalabayr, Roox iyo Laandheere

  Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari ah uga socanayay hoolka shirarka Wakaaladda ee Garowe ugu soogaba gabeeysay Gudiyada ceelasha biyaha Tuulooyinka Kuwayt,…

Continue Reading Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda NRC ayaa tababar muddo afar bari u furtay ceel hayayaasha Deeganada Kuwayt, Beerdhagax tuur, Riig oomane,Tuula dhamuuke, ceel gerdi, Kalabayr, Roox iyo Laandheere

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa Hay’adda Islamic Relief kala wareegtay ceel-biyood cusub oo ku yaal Tuulada Yoombays ee Gobolka Nugaal.

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa Hay’adda Islamic Relief kala wareegtay ceel-biyood cusub oo ku yaal Tuulada Yoombays ee Gobolka Nugaal. Wakaaladda iyo Hay’adduba waxay maamulka degaanka, shacabka iyo guddiga ceelka…

Continue Reading Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa Hay’adda Islamic Relief kala wareegtay ceel-biyood cusub oo ku yaal Tuulada Yoombays ee Gobolka Nugaal.