Garoowe, June 3, 2024: Guddiga Arrimaha Degaanka iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa warbixin kadhagaystay Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed.
Kulanka ayaa ujeedadiisa aheyd is barasho iyo wada-shaqeyn Guddiga iyo Wakaaladda.
Sidokale kulanka waxaa ku weheliyay mareeyaha agaasimaha waaxda maamulka, agaasimemaha waaxda qorshaynta iyo agaasim waaxda Biyaha.
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND.
