Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Hay’adaha ay shaqo-wadaagga yihiin ayaa sahan ugu baxay gobollada Puntland, si xog-ururin dhab ah loogu sameeyo saamaynta abaaro iyo biyo-yaraan
Si kor loogu qaado tayada adeegyada dowliga ah, isla-markaana nolosha dadka reer Puntland looga ilaaliyo…