Buursaalax: 2023: Maareeye ku xigeenka wakaaladda horumarinta biyaha Puntland Bashiir Macallin DAAHIR oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda Degaanka, Daaqa iyo Isbadalka cimilada Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor, bulshada degaanka buursaalax iyo maasuliyiin ka socday Wasaradda Qorsheynta puntland ayaa ka qayb galay munaasabadda xarig jarka iyo wareejinta Ceelka cusub iyo haanta kaydka ah oo ay yeelan donto Degaanka Buursaalax .
Buursaalax: 2023: Maareeye ku xigeenka wakaaladda horumarinta biyaha Puntland Bashiir Macallin DAAHIR oo ay weheliyaan…