Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo biloowday inay kasoo samayso sahan biyood baaxadwayn Deegaanka Horufadhi

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo biloowday inay kasoo samayso sahan biyood baaxadwayn Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Cayn dhul gaaraya (25km2)  Si xal waara loogagaaro bahadi biyood ee deegaanka .

Waxaa kaloo Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland qiimayn kusoo samaysay ceelashii hore ee deegaanka Horufadhi kuwaa soo dabooli wayay baahidi biyood ee Deegaakaas.

sawiro