Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland iyo Mareeyaha Guud ee wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland, Senator Prof. Juurile iyo madax ka kala socotay European commission iyo hay’adda Horumarinta Dhaqaalaha Talyaaniga ayaa magaalada Garowe ugu qabsoomey shirkii sanadlaha ee bahwadaagta mashruuca biyo balaarinta Bosaso.

  • Post category:Shirar

waxaana laysku afgartay in mashruuca biyo balaarinta bosaso la dar dargaliyo.

Sawiro