Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Hey’adda NCA ayaa biyo dhaamin ka sameeyey qaybo ka mid ah Gobolka Nugaal gaar ahaan tuulooyin hoos yimaada Dedmooyinka Eyl, Dangorayo iyo Garowe ee Gobolka Nugaal.