Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Mohamed Abdulkadir Mohamed iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo oo kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Dharoor

  • Post category:Safar Shaqo

 

Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Mohamed Abdulkadir Mohamed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa kormeer shaqo ku tegey Deegaanka Dharoor.

Safarkaas oo daba socday diraasad sahan biyo-xireen ah oo ay wakaaladdu ka wadday dooxada Dharoor.

Sawiro