Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactirtay ceelka Deegaanka Xero-jaale ee Gobolka Mudug

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceelka biyaha ee Degaanka Xaro-Jaale ee Gobolka Mudug.

waxaana Wakaaladda Horumarinta BIyaha Puntland ka go’an in ay dhamaan ceelasha biyaha Puntland ay helaan dayactir ku filan si shacabka Puntland ay u helaan biyaha ku filan taya ahaa u sareeya.

Sawiro