Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland aya dayactir ku samaysay ceelka biyaha Deegaanka Xasbahalle ee Gobolka Nugaal.

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland aya dayactir ku samaysay ceelka biyaha Deegaanka Xasbahalle ee Gobolka Nugaal.
Ceelkan oo ay wakaaladdu u samaysay qalabayn si bulshada deegaanka iyo reer guuraagu uga faa’ideystaan waxaana laga badalay Matoor, Pump, Tuuboyin iyo Cable.
Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland waxa ay dadaal ugu jirta sidii degaanada Puntland u heli lahaayen biyo ku filan.
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND.