Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceelasha biyaha Degmooyinka Baran iyo Waciye

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceelasha  biyaha Degmooyinka  Baran iyo Waciye.

waxaana Wakaaladda Horumarinta BIyaha Puntland ka go’an in ay dhamaan ceelasha biyaha Puntland ay helaan dayactir ku filan si ay shacabka Puntland ay u helaan biyo tayo ahaan u saraysa.

Sawiro