Dayactir lagu sameeyay ceelka xabsiga Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal.

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo dar dargalin kuwada sidii dhamaan ceelasha Biyaha Puntland ay u helilahaayeen dayactir ku filalilan ayey wakaaddu dayactir ku samaysay ceelka labaad ee Xabsiga Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal.

Sawiro