Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo ka duulaysa Hindisaheeda Horumarinta Ilaha Biyaha Puntland iyo sida ay dhamaan shacabka Puntland ay u helilahaayeen biyo nadiif ah taya ahaana u sareeya ayey wakaaladdu dayactir ku samaysay ceelka koowaad ee madaxtooyada Puntland ee Degmada Garowe.



