Wakaalaadda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceelka Jilab2 ee Degmada Garowe, waxana ceelka laga badalay tuubooyinkii ceelka gudaha ugu jiray.
waxaana ka go an Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland in dhamaan shacabka puntland ay helaan biyo kufilan lana hubiyay badqabka biyaha.




