Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Mareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Mohamed Abdulqadir Mohamed ayna, ka midyihiin Agaasimaha Guud ee Degaanka ee Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socday Wasaaraddaha deegaanka, Xanaadaha Xoolaha, Biyaha iyo Qorshaynta ee Puntland, Galmudug iyo Koonfurgalbeed iyo madaxa Mashruuca Biyoole Soomaaliya ayaa booqday biyo-xireenadda deegamada Laasa- dawoco iyo Mindigale ee Gabolada Bari iyo saanaag.
Ujeedka booqashadaan ayaa ahayd in masuuliyiinta ka socday maamulada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo DFS ay waxka bartaan sida Puntland ugu guulaysataya biyo-xireeennno horay Puntland looga sameeyey si looga faa’iidaysto biyaha roobka.
Sawiro
























