Shir looga arinsanayey U adkaysiga Abaaraha Puntland ayaa maanta ka furmay Xafiiska Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland

  • Post category:Shirar

 

Shir looga arinsanayey U adkaysiga Abaaraha Puntland ayaa maanta ka furmay Xafiiska Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland

Waxaana shir gudoominayey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha Puntland Axmed Siciid Qolonbi iyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdiqaadir Maxamed

Sido kale shirkaan waxaa ka soo qaybgalay Qaar ka mid ah madaxda Hay’ada Save the Children , Madax ka socotay Bangiga Horumarinta Afrika , Shaqaalaha Iyo Engineerada Wakaaladda biyaha.

Mashruucan u adkaysiga Abaaraha waxaa Maalgalinaya Bangiga Horumarinta Afrika waxaana fulintiisa Mashruucan is ka kaashanaya Hay’ada Save the Children iyo Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland

 Shirkaas mashuuca u adkaysiga Abaarah mashruucan oo ay iska kaashanayaan Igad Save the child, wakaaladda Horumarinta Biyah Puntland.

Sawiro