Saaka oo taariikhdu ahayd waxaa hoolka shirarka ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland tababar uga qabsoomay dhammaan shaqaalaha wakaaladdu ka kooban tahay. Tababarkaas oo daarnaa sara-u-qaadidda tayada shaqaalaha, gaar ahaan siyaasadda caalamiga ah ee xog-tebinta shaqada.








