Maareeyaha Guud ee Wakaalada Horumarinta Biyaha Puntland mudane Maxamed Cabdulqaadir ayaa xafiiskisa ku qababilay wafdi ka socday hay’adda Bisha Cas

  • Post category:Shirar

 

Maareeyaha Guud ee Wakaalada Horumarinta Biyaha Puntland mudane Maxamed Cabdulqaadir  iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Wakaaladda ayaa xafiiska dhexe Wakaaladda ku qaabilay wafdi ka socday  hay’adda Bisha Cas ee Dalka qadar. Masuuliyiinta labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen xiriirkooda wada-shaqayneed iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha horumarinta khayraadka  Puntland.

 

Sawiro