Tababar ugusoo gaba gaboobay Magaalada Bosaso Sagaal Tuulo oo ka kalatirsan Gobolada Bari iyo Sanaag

Tababar socaday muddo afar bari ah ayaa ugu  soo gaba gaboobay Magaalada Bosaso  sagaal Tuulo oo kakala tirsan Gobolada Bari iyo Sanaag.

Tababarkaas ayaa waxaa iska kaashanayay  Wakaaladda Horumarinta BIyaha Puntland iyo Hay’adda Care tababarkaas oo ku saabasanaa sidii kor loogu qaadilahaa aqoonta Gudiyada maamula biyaha Tuulooyin .

sawiro