Madaxda ka socota hay’adda NCA ayaa xarunta dhexe ee wakaladda waxay kulan is xog waraysi ah kuwada qaateen madaxda Wakaladda, kulanka oo uu shir-gudoomiyey Mareeyaha Guud ee Wakaladda ayaa lagu lafa-guray Guulaha laga gaaray khayraadka biyaha Puntland.
Shirkaan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha biyaha Maxamed Cabdiraxman.
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND.
