Waxa qalabayn lagu sameeyay ceelka biyaha kowaad Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.

 

 

 

Waxa qalabayn lagu sameeyay ceelka biyaha kowaad Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan .

Ceelkan oo ka mida meelaha ay wakaldda Horumarinta Biyaha Puntland shaqo wayn ka qabatay ayaa helay qalabayn si bulshada degaanka iyo reer miyiga uga fa’ideystaan waxaana laga badalay  pump, tuuboyin , xariga dabka iyo panal .

 

Wakaladda horumarinta biyaha puntland waxa ay dadaaal ugu jirta sidii degaanada Puntland u heli lahaayen biyo ku filan xilliyada roobabku yar yihiin .

 

  = DHAMAAD =

XAFIISKA  WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND