Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceelka biyaha Deegaanka Karin-garfood oo hoos yimada Degmadda Boocama ee Gobolka Sool.
Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland waxaa ka go an in aya dhamaan shacabka puntland aya helaan biyo ku filan taya ahaana wanaagsan
Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa ceelka kabadashay Pumpka iyo Tuubooyinka.




