Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo qalabaysay ceelka cusub ee Madaxtooyada Puntland

 

Wakaaladda Horumarinta Biyiha Puntland ayaa  qalabaysay ceelka cusub  ee Madaxtooyaada Puntland   kaas oo ay wakaaladdu u dhamaystirtay agabkii u ku shaqaynlaha ceelku.

 

Sawiro