Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa xariga kajaray ceelbiyood cusub

  • Post category:Safar Shaqo

 

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa ceelbiyood cusub  oo loogu talogalay barakacayaasha Magaaladda  qardho xariga ka jaray.

Dadka ku nool kaam barakacayaasha ayaa aad u soodhoweeyay ceel biyoodkan cusub ayagoona sheegay inay baahi u qabeen in loodhiso ceelbiyood.

Sawiro