Wakaaladda Horumarinta Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dib ula wareegtey wakaaladda Horumarinta Biyaha ee Magaaladda Galkacayo

  • Post category:Safar Shaqo

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dib ula wareegtay xaruntii Wakaaladda Horumarinta Biyaha ee Magaaladda Gaalkacayo.

Maareeye ku xigeenka Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Mudane Bashiir Macallin Daahir oo hogaaminayey masuuliyiin Wakaaladda ka socday ayaa uga mahadceliyey dadkii Xaruntaas horay gacanta ugu hayey iyo sida ay wanaagsan ee Wakaaladda ugu soo wareejiyeen si loogu adeego dadweynaha markale.

Sawiro