Ceelkan oo ay wakaaladdu u samaysay qalabayn si bulshada deegaanka iyo reer guuraagu uga faa’ideystaan waxaana laga badalay Matoor, Pump, Tuuboyin iyo Cable.
Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland waxa ay dadaal ugu jirta sidii degaanada Puntland u heli lahaayen biyo ku filan.
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND .
