waxaa meel wacan maraya warbiyood laga wada Degmada Badhan Post published:August 29, 2020 Post category:shaqa socota Waxaa meel wanaagsan maraaya war ay Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland kawado Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. Wartaas oo ay ka faa’idaysan doonaan dadka deegaanka iyo reer guuraaga. sawiro