Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo daahfuray mashruuc ku saabsan kor uu qaadista biyaha

 

Maareeyaha guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Mohamed Abdulkadir Mohamed  ayaa daahfuray mashruuc ku saabsan kor u qaadista biyaha iyo fayadhowrka ee dadka ay saameeyeen colaadaha iyo abaaraha.

Mashruucaan oo uu maalgeliyey Sanduukha Tabarucaadka ee King Salmaan ayaa fulinaya  hay’adda NRC iyadoo kaashanaysa Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland.

Sawiro