Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceel biyoodka biyaha deegaanka Maygaag ee Gobolka Karkaar

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo dardargalin ku wada sidii ay ceelasha biyaha Puntland u heli lahaa yeen dayactir ku filan ayaa iyadoo kaashanaysa hay’adda NRC dayactir ku samaysay ceelka biyaha Tuulada Maygaag ee Gabolka Karkaar.

Sawiro