Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo kaduulaysa sidii ay shacabka Puntland ay u helilahayen biyo ku filan ayey wakaaladdu dayactir ku samaysay ceelka biyaha Degaanka Buurawadal ee Gobolka Sool.
waxaana lagabadalay ceelka agabki uu kawada ciladaysna.











