Maareereeyaha wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed ayaa safar shaqo ku maraayay qaar kamida Degmooyinka Gobolka Karkaar taas oo ugu guur galayaay dhanka biyaha ah.
Waxa uu Maareereyaha wakaaladda uu booqday ceelasha Degmooyinka si uu uso hubiyo bad qabka ceelasha iyo sida ay ugu shaqeeyan shacabka degaanka.
sidoo kale waxa uu maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland booqday biyo xireenka Biyo guduud.
Ugu damayntiina waxa uu maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed kulan laqaatay shacabka Degmooyinka Bander bayla , Dhudhub iyo Dhuudo si ay isaga xog waraystan wixii bahi ah ay u qaban dhanka biyaha ah .







