Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland waxa ay qalabayn ku sameysay ceelka degaanka Wardheer ee Gobolka Haylaan .

Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland waxa ay qalabayn ku sameysay ceelka degaanka Wardheer ee Gobolka Haylaan .

Ceelkan oo ah mid cusub ayaa loo dhameystiray qalabka ceelka sida matoor, pump, tuuboyin , kaybal iyo banaal si looga fa’ideyso biyaha ceelka bulshada degaanka iyo reer guuraga ayaa heli doona biyo ku filan.

Wakaladda horumarinta biyaha puntland waxa ay dadaaal ugu jirta sidii degaanada Puntland u heli lahaayen biyo ku filan xilliyada roobabku yar yihiin .

= DHAMAAD =

XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND