Garowe: 22 3 2023: Maareeyaha guud ee wakaladda horumarinta biyaha puntland Maxamed Abdiqadir Maxamed ayaa ka qayb galay Xuska Malinta Biyaha Adunka .
Inta uu socday xuska munasibadda Malinta Biyaha Adunka waxaa ka soo qayb galay wasiiro,agaasimayal ,hayadaha daneeya biyaha iyo bulshada gobolka.
Ujeedka ayaa ahaa sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha jira ee dhanka biyaha iyo ka fa’ideysiga biyahal roobka.
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND.





















