Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo kormeer ku tagay warshad cusub oo laga wada tuleedka caasimadda Garowe .
Garowe :19 january 2023: Maareeyaha Guud ee Wakaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Abdulqadir Maxamed iyo wafti uu horkacaayo ayaa boqday warshadda biyo macaaninta caasaimadda Garowe .
Waftiga ayaa ka koobna maareye ku xigeenka wakaladda ,Agaasimaha waxda qorsheynta ,Agaasimaha waxda biyaha , Agaasimaha waxda maamulka iyo maliyadda , maamulaha shirkadda biyaha nawetco oo wadda dhismaha warshadda biyah macaanin doonta si caasimaddu u hesho biyo maacan
Waxa ayna mid mid u booqden qaybaha kala duwan ee warshaddu ka kooban tahay iyo sida ay shaqaddu u socoddu waxa ayna warbixin ka dhageysteen injineerka wada dhismaha warshadda wuxuuna u sharaxay sida ay shaqadu u socoto iyo halka ay mareyso xirxiresta qalabka biyaha macaaniya iyo kuwa kala shaadheeya .
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKAALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND






































